Fayraska Karoona SARS-CoV-2 Warbixin iyo talooyin wax ku ool ah

Fayraska cusub ee Karoona wuxuu ku faafay dunidda oo idil. Magaciisa rasmiga ahi waa „SARS-CoV-2“. Xanuunka safmareenka ah ee uu isagu dhaliyo ayaa loo yaqaan „Covid-19“.

Halkan ka akhriso Warbixin iyo talooyin wax ku ool ah oo af Soomaali ku qoran.

https://corona-ethnomed.somali.info-data.info/